hubsiino hal baa la siistaa, iska hubi inta aadan gadan dhulka

kusoo dhawaada xafiiska cumar tugumbe ee hubinta dukumeentiyada dowlada hoose ee  muqdisho

waxaa ilaahey ugu dhaartay in aan u cadaalad falo dhamaan umada, ilaaliyana wixi amaano ah e ilaahey ii dhiibay

waxaad halkan ka heli doonta wax walba oo ku saabsan dhulalka magaalada muqdisho 

xamar

Duluc

1956

Sanadka

16

dagmo

maxkamada inta aadan tagin ma heysataa dukumeenti sax ah 

Waxaa wanaagsan in aad iska hubisid dhulka aad gadanaysid mayahay mid sharci eh, misana ma yahay qofka guriga iibinaya ma yahay qof xaq u leh inuu iibiyo ama gado.

Qofka ki ilaahey ka cabsanaayo ee ka fikiraayo maalinka qiyaame haka fogaado xoolo islaameed iyo xoolaha agoonta.

Logo

© xafiiska hubinta dukumeentiyada dhulka dowlada hoose ee muqdisho,CUMAR TUGUMBE

Vi behöver ditt samtycke för att kunna hämta översättningarna

Vi använder en tredjepartstjänst för att översätta innehållet på webbplatsen, vilken kan samla in uppgifter om dina aktiviteter. Läs informationen i integritetspolicyn och godkänn tjänsten för att hämta översättningarna.